To MuAb Tech Center,
On behalf of Galayr Pharmaceutical Company, we would like to thank MuAb Tech Center for the technology solutions it has built for us and for the part they have played in the progress of our company's work.
The GPC app is used every day to manage our customers and to follow up the debts owed to us. It has made tracking debts, managing customer information and running our daily work simpler and smoother.
Dalabside is used by our customers, especially pharmacies, to send us their orders simply and in good order, which has improved the way we receive and manage orders.
galayrpharma.com, also built by MuAb Tech Center, makes it easy for companies and international suppliers to contact us directly and supports our international business relations.
We also thank them for the regular updates of the apps.
We are satisfied with the services and solutions MuAb Tech Center has delivered for us. They have clearly helped to simplify and improve the daily work of our company.
We sincerely thank MuAb Tech Center for the effort, skill and excellent service they have given Galayr, and we will continue our good partnership in the future.
Thank you.
Ku: MuAb Tech Center,
Anigoo ka wakiil ah Shirkadda Galayr Pharmaceutical, waxaan u mahadcelinaynaa MuAb Tech Center xalalka tiknoolajiyadeed ee ay noo sameeyeen iyo sida ay uga qayb qaateen horumarinta hawlaha shirkaddayada.
App-ka GPC: Waxaan maalin kasta u isticmaalnaa maaraynta macaamiishayada iyo la socodka deymaha lagu leeyahay. App-ku wuxuu noo fududeeyay dabagalka deymaha, maamulka xogta macaamiisha iyo habsami u socodka hawlaha maalinlaha ah.
Dalabside: Macaamiishayada, gaar ahaan farmashiyeyaashu, waxay isticmaalaan Dalabside si ay si fudud oo nidaamsan noogu soo diraan dalabkooda, taasoo wanaajisay habka qaadashada iyo maaraynta dalabaadka.
GalayrPharma.com: MuAb Tech Center waxay sidoo kale noo dhistay website-ka www.galayrpharma.com, kaas oo fududeeya in shirkadaha iyo alaab-qeybiyeyaasha caalamiga ah ay si toos ah noola soo xiriiraan, isla markaana naga caawiya xiriirka ganacsi ee caalamiga ah.
Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa cusboonaysiinta joogtada ah ee app-yada.
Waxaan ku qanacsannahay adeegyada iyo xalalka ay MuAb Tech Center noo hirgelisay, kuwaas oo si muuqata uga caawiyay fududeynta iyo hagaajinta shaqada maalinlaha ah ee shirkaddayada.
Waxaan aad uga mahad celinaynaa dadaalka, xirfadda iyo adeegga sare ee ay MuAb Tech Center u qabteen shirkadda Galayr. Waxaan sii wadeynaa iskaashiga wanaagsan ee mustaqbalka.
Mahadsanidiin.